World Traveler POV
@worldtravelerpov1
구독자
조회수
동영상
API
60K
실시간 YouTube 구독자 수 카운터
Loading Advanced Analytics...
World Traveler POV
Ku soo dhawaada Wanaagshe – Hoyga rasmiga ah ee taariikhda caalamka, dhacdooyinka dahsoon, iyo documentary-yada lagu falanqeeyo xogaha dhabta ah ee dunida beddelay.
Maxay tahay hadafkeennu?
Waxaan halkan u joognaa inaan kuu soo gudbinno sheekooyinka aan marnaba duugoobin. Waxaan si qoto dheer u baarnaa nolosha hoggaamiyeyaashii ruxay caalamka, dagaalladii saameynta ku reebnay, iyo siraha ku qarsoon taariikhda bini-aadamka. Haddii aad tahay qof jecel inuu ogaado xaqiiqooyinka ka dambeeya dhacdooyinka waaweyn, waxaad joogtaa goobtii saxda ahayd.
Maxaad ka heli doontaa kanaalka?
• Hoggaamiyeyaasha Caanka ah: Laga soo bilaabo Thomas Sankara, Qadaafi, ilaa Saddam Hussein.
• Dagaalladii Adduunka: Xogta dhabta ah ee wixii dhex maray quwadaha waaweyn.
Nagula soo biir safradan aqooneed:
Ha moogaan muuqaal kasta oo cusub! Subscribe saar, gambaleelkana furo si aad u noqoto qofka ugu horreeya ee daawada documentary-yada aan soo galino toddobaad kasta.
Wanaagshe – Inaad wax ogaato waa wanaag.
Embed
YouTube 구독자 수, 조회수, 크리에이터 비교, 마일스톤을 실시간으로 추적하고 사용자명을 빠르게 검색하세요.
동영상
The Most Relaxing Place in Breda Holland 🇳🇱 | Beautiful Park Walk 🦆
Uploaded
19
조회수
1
Likes
0
Comments
About RealtimeSubCount.com
YouTube 구독자 수, 조회수, 크리에이터 비교, 마일스톤을 실시간으로 추적하고 사용자명을 빠르게 검색하세요.